Nabad Sugida Soomaaliya oo faah faahisay nin u shaqeeya Shirkad Ganacsi oo …

Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay nin u shaqeeya shirkad ganacsi oo isbuucii hore lagu soo qabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada amaanka. War kasoo baxay Hay’dda NISA ayaa lagu sheegay ninkan shirkada ganacsi u shaqeenayay uu dhaqaalaha u kala gudbin jiray shabakad la sheegay in ay ka shaqeeneysay falal … Continue reading Nabad Sugida Soomaaliya oo faah faahisay nin u shaqeeya Shirkad Ganacsi oo …